@GSNMEDIA.

Macalin Hagardaamo ruuxaan aqoon
Baa tihiyo walaal hantaa tureyntiisa 
Had iyo jeer hormar aan go'ayn 
Baad nagu Hagtaa waalid sidiisiiye 
Hanti iyo adigaa nagu xirin marnaba
Iyo Heybta aa nahaye


           The Goal Team

@xuznimubarak6532

Vedigan oo ad fahamtid waa forex oo ad fahantay runtii 6 times ayan dawaday Thanks millons times moalimuu❤

@AliAbdullahi-q5f

Moalimuu waa leader wanaagsan aan wanaagiisa qoraal iyo hadal lagu soo koobi karin kaliya waxaa fahmi kara qofka uu leader u noqday allaah ku barakeeyo ustaad ❤❤

@ابومحمدذ-ي

6:49 sida uu macalimow uu taxliiliyo yuu ka soo qaaty
7:38 meesha anu ka ka fakarayno mesha higher high iyo lowr low noqoneyso mesha anu xoga sarayno
8:19 exampl
10:25 suq uptrend wuxuu dhamaadaa
14:08 ka jawabid suaalo😊
14:15 
16:43 maxaa pulbak noqdo
23:30 kuwa la midabaka ah bulback
27:46 marka la bilaabayo tirinta trend cusub Malaga bilabi karaa trend hore ee jabay lower Lowe jabay
34:35 maxa farqi u dhaxeeyo potential higher high and potential higher low
41:45 tusaalayal

@abdulkadir_100

Qodobo badan oo muhiim ah ayn ka faiday
☑Dow Theory
☑Macnaha dhabta ah ee low iyo high 
☑Inaan meel High ka saraysa an low la dhigi karin, Mel low ka hosaysana high la dhihi karin
☑and more backtsting lesson 
🙏 Thanks ustaaad 💯💯💯 its amazing video❤

@sammohamed9247

I can't imagine how all this lessons are fully free to be honesty this teacher can be millionaire just selling this beautiful lessons but preferred to show support and give hands to his community may Allah give him hassanat and highest position of the heaven thanks to my amazing teacher moulimo inch Allah long life bro

@abdiasishamud3319

mad-madaw gii trend-ga igaga jiray waad iga saartay ustaad,qodobo aanan ku baraarugsanayna waan ka famay,runtii waa video aad ii anfacay million dollar aan u quudhi lahaa,thank you ustaad million times.

@ayanqurux367

Shugran wllhi aad ayuu ii an facay video gan waxan ku warer sanaa dhan ayuu iskugu key dabo riday ustaad janada ilahey ha kugu bishareyo sida dacada wax no fahansineysid ilahey ha kaa abal mariyo ❤❤

@issackali5727

You put your heart into all you did as a teacher. I am grateful for you being my teacher and guide. You are much appreciated for helping me understand and enjoy a complicated subject they once dreaded. Thank you for lighting The Road for me and giving me the desire to make something positive of myself    Hadey jiri lahayd wax aan "waad mahadsantahay iyo duco ahayn oo aan kuu awoodo Wlhi kaama Hagradeen".

THANK YOU MY MENTOR.❤
Love you

@bayloodkacashaqa7350

Mahadsanid Macalin 100% wixii aan isweydiin jiray ayaad iiga shaafisay muuqaalkan
 Allaha ku sharfo Macalin.

@ahmedrashiid9993

Jazakallah ustaad, wax badan oo mugdi iiga jiray, ayaad video-gaan aan ka bartay, sida saxda ah ee loo isticmalaalo trend-ga. mahadsanid

@ahmedabdirahman9259

Yeah moalimoo waa maclin xogta uu hayo sida ay tahy kuu fahan siin kara qof walbana uu liqi karo  waa haybad alle haku xifdiyo ustadi

@DuranAhmedAdan

Meelo badan o mugdi iiga jiray ayaa hada si wadax ah u fahmay wad ku mahagsantahay macalin garab istaag quruxda badan oo aad noo mujisay alle haku sharfo 💯

@axmedyusuf7671

Si qalabiya ku ducaayy macalin allaha walid iyo awlaada iyo adi allaha hani barakeeyo

@ashkar1460

Team moalimuu 
DOODII TREND waynaga dhamatey 😊
Thanks ustad

@mounaali3654

Thanks Ustaad Abaalkaaga Alle ha ka dhigo janatul fardowsa 🤲❤️

@xanjole1460

Still I watching 2025😊

@MubarekDahirOsman

Aad ayaad umahadsantahy ustaad  mad madowga yar ee igaga jiray trendga waad noo bayaamisay Allaha ku sharfo 🙌🙏

@baahiyeonline3841

10 jeer ka badan wa dawaday casharkan sababtana wa ina wax badan ku rafaadsana mawduucan inta uusan isoo gaarin balse hada wan uso xiisa maadama uu culays badan u iga qaday indhahana uu i furay allow kheyr sii macalinkeena

@alqafuur

Muqaalkan waa muqalkii aan aad ugu farxay wan diyarsana kliya trendiga ayaa layga haystay hada alx wan fahmay, inan ku ceshceshto xita kama daalaayi. 
Thanks Moalimuu 🎉❤