@Hanad979

Waligeey qof kaa wanaagsan  ma arkin kaa fican ma arkin  kaa deeqsisan  macalin   sababato ah   cashiro boqolaa kun oo lacag ah nag bixilahaa ayaad free nagusiisaa week walb macalin runtii qof kaa wanaagsan  ma arkin intaan noola aniga mahadsanid macalin  million  jeer  πŸ™πŸ»πŸ™πŸ»πŸ™πŸ»πŸ™πŸ»πŸ™πŸ»πŸ™πŸ»πŸ™πŸ»

@abdirisackali3323

Mansha allh... Wlhy it is one of the easiest strategies and it took me less than 3 months to understand and trade with it...

@HarryQurbo

Ma jiro hal qodob OO igu adkaaday alxm adna Alle janada hakugu casuumo eebeheen Ustaad ❀

@jamiilmubaarikjamac

Finally alhamdulilah waxaan rajaynayaa sanadka in uu i bilowdo anigoo  experts ah aniga io inta ila midaba πŸ™πŸΌπŸ’•πŸ’° 
Waxaa zoo afmeeri doona laba zano oo wax barasho ah  suuqan mrka wakhti galiso ayaa wax ka goosan kartaa 
Alhamdulilah ustaadi waa ii hagar baxday alle janada haynagu kulmiyo libaan ifka io akhiraba mclin πŸ€ŒπŸ™πŸΌπŸ’•

@ahmedsudeysiyaresaid7905

Asc ustad an ardeygisa aha 3 years cilmi badan iyo maliyad an lasameney shukran ustad millions 
Sida noga doyarisey iskufilnashaha 
Dhalinta noso badi haa cimri dher illahy hanawada siyo oo an ku kulanoπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

@ahmedrajab4969

Finally Aad baad umahsanthy ustaad anigu ahan strategy deena inan siwangsan ufahmo wexey igu qadatey muda 1 bil io badh Masha Allah Aad bey ufududthy

@Jinnih_0

Saxiibo yaal mid iga Qaata|| hada waxa dawanaysaa macalimu || hadaba macalimu maalin ayuuu sidaada aha waxa la isku dhaafay waa dadaaaalπŸŽ‰

@koonkaTV-Ktv

Kadib halsano oo aan suuqan iyo macalinkaba ilgaara aan ku hayay ani markii hore anoo aan diyaar ahyn ayaan macalinkan cabdiwali wali bartay markii aan maqlay in suuqa forex uu dhalinyarada bilaash ku baro forex way iga dhaadhici wayday kadib youtupkiisa ayaan soogaly maalinkaas ayaan bilaabay inaan udiyaar garoobo hayaanka waxbarasho sida oo kale macalinku forex trader kaliya maaha waa dhiiri galiye websitekiisa ayaan soo galy buugbadan oo dhiiri galina waa soo akhriyay thnks cabdiwali ahmed waad idhiiri galisay xirfadna waad ibartay abaalkaaga waxaan ku gudo ma aqaan allah hakaa abaal mariyo macalin

@drphillips9555

Asc Ustaad walahi waligey ma arag sidan si ka fudud oo loo fahmi karo midalale qaabka notionka aad ugu sharaxdey wax loo dhigi kara majirto An other level waye macalin Professional walahi jano gale

@abdinasirmohamudabdille2044

Mansha allah ustaad moalimuu xaqiqdi aadbey video iga anfacay igana dhisay dhinacyo badan waligaa halyey garab u ah dhalinyarada somaliyeed aya aheed Alle haku xifdiyo cilmiga iyo cimrigaba haku siyadiyo.

@aliyarow5254

Masha Allah @moalimuu best mentor of all time… ilaahow aqoonta kuu barakee

@ahmedmohamud9136

Jun 2020 ayaan soo bilaabay safarka ah suuqan in aan barto xiligaad freega ka dhigtay wixii ka dambeeyey evolution inkastoo aan soo marnay alx maanta waan fahansanahy sida setup loo diyaariyo thanks ustaad

@zakariehaji

waxa aad saamaynaysaa oo ubadalaysaa dhanka wanaagsan 100-laal dhalinyaro ah
horay ugu soco moalimuu πŸ™Œ

@baabiiahmed9199

Been waa ilmo sheydaan intaan Moalimuu ka bartay in aan meel kale ka baran πŸ€— Allah hakaa abaal mariyo ustaad

@munafarah4792

Asc ustaad #MOALIMU.  
really waxaad tahay ebad qofkii ugu fiicnaa cilmigaan forex.  
Because u teach us. 
1. Full strategy profits πŸ“ˆ πŸ‘Œ 
2. Risk management 
3. Money management 
4. Life management 
5. Motivation 
6. Emotional control 
And more  ustaad afsomaliga aad iskugu mafiicnin

@mohammedalimohammed890

Thanks ustaad keyga runtii abaalkaga rabbi ayaa gudi kara waa noo hagar baxday allaha ku janeeyoβ€πŸ™πŸ»

@maskacadde6351

Thanks mcln  aad iyo ad ayan usugayne. Alle hakubarakeyo. Strategiyadan wxey iguqadatey 4 months macal back testing

@mahadAbdi

first comment anigo dawn ayan like siiii siyyyyy mowduc an baahi uqaby waye thanks sir

@mostapheosman294

maanta taarikhtu waa 13/1/2025 ayan dawanaya videogan waxa aan kaso laaban doona aniga oo ah big trader ah insha aallha

@arafaadabdi8945

Somalida iticmasha fx waxay iskugu imanayaan dhamantood smart money concept 
Masha allah alle hakusharfo ustad 
Waxbadan ban kaa faa iiday πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘