Muuqaalkani waxa uu ahaa Live Zoom Webinar aan soo glanay 9-kii February 2023, waxa uuna ahaa Webinar aan si qoto dheer ugu dul istaagnay qodobo iskugu jira kuwa Technicalka la xiriira sida Dooarka iyo saamaynta order Flowga iyo dhanka kale qodoba la xiriira Trading Psychology-ga, khaas ahaan sida ay go’aamadaada dambe u saamayn karaan waxyaalihii aad suuqa kala kulantay sida khasaaro kusoo gaartay iyo account kaa gubtay ama waxyaalo lamid ah ✍🏾
Qaybaha Hore ee Muuqaalka waxa aan dul istaagaynaa siyaabaha ugu fudud ee lagu sixi karo ciladaha Psychology-ga ah ee ka dhashay sidii aad u dhaqantay mararkii u dambaysay ee aad khasaaro la kulantay✍🏾 Waxaan xusayaa oo aan siyaabo kala duwan u tusaalaynayaa sida suuqaani uu u yahay mawduuc dagaal shakhsiyeed ah oo hawsha aad ku jirtid iyo waxyaalaha suuqa aad kala kulmaysid ay u yihiin waxyaalo adiga keligaa aad u jeedid waxyaalo adiga keligaa ku samaynaya aduunka intiisa kale iyo dadka intooda kalena aysan kula ogayn sidaas daraadeed ay tahay in aad u diyaarsantahay arintaas, fahamsantahayna qaabkii aad arintaan ula deal garayn lahayd✍🏾
Muuqaalka intiisa dambe oo dhan waxa aan si faah faahsan oo tusaalayaal badan wadata aan u sharaxaynaa xiriirka ka dhexeeya Order flwoga suuqa iyo Trendiga iyo sida Trend walba oo dhismaya sidoo kale ay ugu dhex jiraan Supply and Demand zones sabab u ah jihada uu Trenigaasi u jeed ✍🏾
Gabagabada muuqaalka waxaa ku jiro talooyin aad raaci kartid si aad Order flowga si fiican ugu xarayso una dhaadhicid, waa muhiim in cilmigaaga order flowga aad u leedahay aad ku kabtid ku celcelin iyo backtesting badan sababtoo ah in Kalsoonidaada suuqa ay kor u kacdo waxa ay ku xirantahay inta ay aqoontaadu joogto iyo inta jeer ee qodobkii aad taqaanay aad ku celcelis
コメント