音が流れない場合、再生を一時停止してもう一度再生してみて下さい。
ツール 
画像
Moalimuu fx
33949回再生
Live Webinar with Moalimuu (Natiijada Bisha iyo Sida fursadaha looga faaidaysto)

Muuqaalkaan oo ahaa mid si live ah uga socday Webkeena www.smartinvestmentsacademy.com/ waxaan ku sharaxay Natiijadii Tradeskii bishii shanaad iyo sida aad uga faaidaysan kartaan fursadaha aan asbuuc walba idinlasoo wadaago.

Linkiga webka waa kanaa www.smartinvestmentsacademy.com/ qaybta chatka ayaad kala hadli kartaa si lagaaga caawiyo sidii aad fursadaan bilaashka ah aad qayb uga noqon lahayd

Sidoo kale Discordka ayaad kusoo biiri kartaa oo ah halka ay ardaydu ku wada sheekaysato discord.gg/EWbMur74

コメント