Muuqaalkaan oo ahaa mid si live ah uga socday Webkeena www.smartinvestmentsacademy.com/ waxaan ku sharaxay Natiijadii Tradeskii bishii shanaad iyo sida aad uga faaidaysan kartaan fursadaha aan asbuuc walba idinlasoo wadaago.
Linkiga webka waa kanaa www.smartinvestmentsacademy.com/ qaybta chatka ayaad kala hadli kartaa si lagaaga caawiyo sidii aad fursadaan bilaashka ah aad qayb uga noqon lahayd
Sidoo kale Discordka ayaad kusoo biiri kartaa oo ah halka ay ardaydu ku wada sheekaysato discord.gg/EWbMur74
コメント